Used Murtida Abwaanka for Android?
Developer’s Description
Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.
Anaguna, arrimahaa is biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.
Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu way badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faaiidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah:
- In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.
- In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.
- In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm...
Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda
Used Murtida Abwaanka for Android?
Explore More
Inkling
FreeAfaan Oromo Bible - Macaafa Qulqulluu
Free
jp-mm Dict
PaidWaka 4.0 - Ebook & Audiobook
Free
Bible RSV
Paid
Good News Bible (Premium)
PaidMyQuran Al Quran dan Terjemahan
Free
Mian Biwi Ke Haqooq In Urdu
FreeFamilySearch Tree
FreeText to Voice - Read Aloud
FreeNamaz ka tarika Urdu
Free
Hijri Calendar With Widget
Free