Key Details of Barashada Sakada

  • Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka.
  • Last updated on February 22, 2024
  • There have been 7 updates
  • Virus scan status:

    Clean (it's extremely likely that this software program is clean)


Enlarged image for Barashada Sakada
Barashada Sakada 0/4

Developer's Description

Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka.

Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka.

In ay sakadu tahay waajib saaran qof kasta oo laga helo shuruudihii sakadu, waxa ay ku sheegan tahay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah.

Sakadu waxa ay u qaybsan taa laba:

- Sakaatu Fitri.

- Sakaatu Maal.

Faa'iidooyinka Sakada waxa ka mid ah:

1. Qofka waxa ay u fudeydisaa Alle-Ka-Cabsiga.

2. Qofka waxa ay u sahashaa Dhaqanka Wanaagsan.

3. Qofka waxa ay kala dagaalantaa bakheylnimada.

4. Waxa ay ka qayb qaadataa isku soo dhawaanshaha bulshada.



Explore More