Used Tafsiirka Quraanka for Android? Share your experience and help other users.


Key Details of Tafsiirka Quraanka

  • Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto.
  • Last updated on
  • There have been 6 updates
  • Virus scan status:

    Clean (it’s extremely likely that this software program is clean)


Enlarged image for Tafsiirka Quraanka
Tafsiirka Quraanka 0/1

Developer’s Description

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto.

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:

- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid

- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi

- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin

- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah

- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga

This app contains the audio translations of the Holy Quran, translated by Sheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. After a period of time and hard work, we have finally released this app of Tafsiirka Quraanka, we hope you will benefit from it Insha Allah.

This app will enable you to:

- To listen to the audio lessons, pause, stop, repeat, forward and rewind

- Lessons will pause if you receive calls, after finishing, lessons will resume from where you left.

- The audio lessons are very light in size, hence not consuming huge internet data on your side

- You can also download the whole Quran in reading format to make it easier while listening the audio lessons, you don't have to stay in the audio app while on the Reading Quran, the audio lessons will not stop if you leave them

- You can also share the Tafsiirka Quraanka app with families and friends

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, Somali, Tafsiirka, and Cumar Faaruuq



Explore More


Full Specifications

GENERAL
Release
Latest update
Version
1.3
OPERATING SYSTEMS
Platform
Android
Additional Requirements
Requires Android 4.1 and up
POPULARITY
Total Downloads
232
Downloads Last Week
1

Report Software

Program available in other languages


Last Updated


Download.com
Your review for Tafsiirka Quraanka