Used Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka for Android?


Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka Analysis

AI Assisted Content ·

Not written by CNET Staff.

Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka is a free Android application designed to provide users with access to the Quran in the Somali language. It features audio recitation, translation, and interpretation, making it a valuable resource for Somali-speaking individuals seeking to engage with the holy text. The user-friendly interface allows for easy navigation, enabling features such as bookmarking, searching, and sharing verses. The app organizes the Quran's content into two sections: Makki and Madani, providing users with a comprehensive understanding of the text. Additionally, it includes an informative introduction that outlines the Quran's history and significance.

Top Recommended Alternative

This application stands out for its emphasis on accessibility, offering a range of functionalities that cater to various user needs. The inclusion of audio recitations enriches the experience, allowing users to listen while they read. Its straightforward design ensures that users can easily locate specific verses or sections, making it suitable for both study and personal reflection. Overall, Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka serves as an essential tool for those looking to deepen their understanding of the Quran in the Somali language.

Enlarged image for Tafsiir Quraan MP3 Af Soo…
Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka 0/4

Used Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka for Android?


Explore More


Full Specifications

GENERAL
Release
Latest update
Version
24.01.10
OPERATING SYSTEMS
Platform
Android
Operating System
Android 13.0
POPULARITY
Total Downloads
147
Downloads Last Week
0

Report Software

Program available in other languages


Last Updated


Developer’s Description

Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg ...

Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay () kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.


Download.com
Your review for Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka
Download.com

AI Assisted Content Disclosure

Content created and reviewed by Softonic with information obtained from Holy Quran Apps, using AI.

CNET's editorial team was not involved in the creation of this content. Opinions, analysis and reviews were not provided by CNET.